FI
EN
SV

 

Tästä voit varata lippuja Jakomäen uimahallin naisten uintivuoroille.

 

Valitse ensin haluamasi uintivuoro. Sen jälkeen pääset valitsemaan henkilömäärän, lipputyypin ja varaamaan liput. Saat varauksen sähköpostiisi. Varauksella pääset valitsemallesi naisten uintivuorolle.

 

Tiistain naisten uintivuorot:

klo 14-16 (uintiaika päättyy 15:30, pesutiloista poistuttava 15:45, hallista poistuttava 16:00 mennessä)

klo 16-18 (uintiaika päättyy 17:30, pesutiloista poistuttava 17:45, hallista poistuttava 18:00 mennessä)

klo 18-20 (uintiaika päättyy 19:30, pesutiloista poistuttava 19:45, hallista poistuttava 20:00 mennessä)

Yksi lippu oikeuttaa 2h hallissa oloaikaan. Pesutiloista on poistuttava 15 minuuttia ennen vuoron päättymistä.

 

 

Halkan waxaad ka qabsan kartaa tigidhada hoolka dabaasha ee Jakomäki wakhtiyada dabaasha ee dumarka.

Marka hore dooro wakhtiga dabaasha ee aad rabto. Markaas kaddib waxaad dooran kartaa tirada dadka, nooca tigidhka waxaanad xajisan kartaa tigidhda. Xajiska tigidhada waxaa laguugu soo dirayaa iimaylkaaga. Xajiskaas waxaad ku gali kartaa wakhtiga dabaasha ee aad qabsatay ee dumarka.

 

Wakhtiyada dabaasha dumarka ee salaasada:

Saacadda 14-16 (wakhtiga dabaashu waxa uu dhamaanayaa 15:30, qaybta lagu qubeysto waa in laga baxaa 15:45, hoolkana waa in laga baxaa 16:00 inta anan la gaadhin)

Saacadda 16-18 (wakhtiga dabaashu waxa uu dhamaanayaa 17:30, qaybta lagu qubeysto waa in laga baxaa 17:45, hoolkana waa in laga baxaa 18:00 inta anan la gaadhin)

Saacadda 18-20 (wakhtiga dabaashu waxa uu dhamaanayaa 19:30, qaybta lagu qubeysto waa in laga baxaa 19:45, hoolkana waa in laga baxaa 20:00 inta anan la gaadhin)

Hal tigidh oo la goosto waxaa xaq loogu leeyhay in 2 saacadood lagu joogo hoolka dabaasha. Qaybta qubeyska waa in laga baxaa 15 daqiiqo kahor inta wakhtiga dabaashu uunan dhamaanin.

 

Kalenteri

Tapahtumat